Skip To Main Content

header-nav-mobile

mobile-main-nav

our-schools-mobile

logo-image

logo-title

Header-Nav-Container

Landing Nav

Breadcrumb

Soo dhawow!

Iyada oo la isku dayeyo in si wanaagsan loogu adeego qoysaska ku hadla Afka-Soomaaliga, Iskuullada Deegaanka-Lake-Savage Area (PLSAS) ayaan hore u soo saaray qaybtan afsoomaali ah macluumaadka ay inta badan adeegsadaan qoysaskeenna.

Sababo la xiriira cusbooneysiinta joogtada ah, maahan in shabakadeenna oo dhan la tarjumay, sidaa darteed waxaan ku darney Turjumida Google (Translate) bogga ugu sareeya ee dhammaan bogagga websaydkeenna. Si aad u adeegsato, riix "Languages," riix qulqulka Turjimaad Google, ka dibna xulo luuqadda aad doorbiday ama aad rabto.

Haddii aad jeclaan lahayd inaan mowduuc ku darno boggan, ama haddii aad wax su'aalo ah qabtid, fadlan la xiriir input@plsas.org